Kenya oo raadineysa deyn gaareysa boqolaal Milyan oo dollar (Sababta)

Xukuumada Kenya ayaa sheegtay inay lacago malaayin ah ay ka soo amaahaneyso bangiga adduunka ka dib dhaqaale xumo soo wajahaday. Lacagta amaahda ah ayaa gaareysaa 750 milyan oo doolar si dowladda Kenya ay lacagtani ugu adeegsato misaaniyad sannadeedkan. Kenya ayaa markii ugu horreysay wada xaajood kala yeelaneysa bankiga adduunka si uu deyntan u siiyo. Shacabka … Continue reading Kenya oo raadineysa deyn gaareysa boqolaal Milyan oo dollar (Sababta)